kulan looga hadlayey amniga oo ka dhacay Gaalkacyo

Date:


Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali oo uu wehlinayo Gudoomiyaha Gobolka Mudug Galmudug ayaa shir-gudoomiyey kulan ay isugu yimaadeen Nabadoonada, Saraakiisha, Gudoomiyayaasha Degmoyiinka ee Puntland iyo Galmudug.

Kulankan ayaa hordhac u ahaa kulamo kale oo qabsoomidoona, waxaana goob joog ahaa Kulankan, Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Puntland, Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug, Nabadoonada labada dhinac, Agaasimaha Madaxtooyada Gaalkacyo, Saraakiil iyo Masuuliyiin kale.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaanada Soomaaliya ee ku matalaya Baarlamaanka Soomaaliya ee Urur...

Hodan iyo Gubadley oo ku soo baxay Tartanka kama dambeysta ee ka baxa Warbaahinta Qaranka

Tartamayaasha Degmada Hodan ayaa u soo baxay wareegga kama...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay gobolka Sh/hoose

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada deegaanka ayaa...

Safiirka JFS ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday Muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran

Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya ayaa...