[DAAWO] Booliiska Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

Date:

Argagixisada arxanka darran waxa ay laayeen hooyooyin kuwaas oo ay naftu ka baxday iyaga oo caruurtooda dhabta ku haya, waxaa jira hooyooyin kale oo iyaga iyo caruurtooda ay isku kor dileen si naxariis la’aan ah .

Afhayeenka Booliska Soomaaliya, Gaashaanle Saadiq Aaden Cali (Duudishe) ayaa faah faahin ka bixiyay laba qarax oo maanta ka dhacay meel u dhaw isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.

 

Afhayeenka ayaa sheegay in Al-Shabaab ay weerarka la beegsadeen goobo waxbarasho oo ka ag dhaw isgoyska Soobe, halkaasi oo xilliga dad badan oo shacab ah ku sugnaayeen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Hodan oo u gudubtay wareegga 2-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan.

Degmada Hodan oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u...

War-saxaafadeed:horjoogihii qorsheeyey weerarkii godka Jilacow oo la dilay

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hey’adda (UNICEF) ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...