[DHAGEYSO] Xildhibaaan Cabdirahmaan Axmed Gureey oo kamid ah golaha shacabka oo Degmada maxaas u gaaray sidii dhiirigalin ay ugu sameeyn lahaayeen Ciidamada

Date:

Xildhibaaan Cabdirahmaan Axmed Gureey oo kamid ah guddiga kheyraadka ee golaha shacabka oo la Hadley warbaahinta Qaranka ayaa sheegey in maxaas ay u gaareen sidii dhiirigalin ay ugu sameeyn lahaayeen Ciidamada iyo sidii loo sii adkeyn laha meelihii laga qabtey argagixisada.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq...

Xilheynta xilalka heer gobolka iyo degmo ee maamulka K/Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa...

DF oo shacabka Soomaaliyeed ku wargelisay inuu dalka galayo marxalad Doorasho loo dhan yahay

Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...