Alshabaab oo Saaka Laga xoreeyaya Deegano Cusub.

Date:

Ciidanka xoogga dalka ayaa si buuxda ula wareegay saaka tuulooyinka Warkulan, Bakajeex, Gaaleef, Warciise, Qoordheere iyo Jilableey kuwaasi oo dhammaantood ku yaala inta u dhaxaysa magaalada Jowhar iyo degmada Raageceele ee gobalka Shabeellaha Dhexe.

Deegaanadaan ayaa ahaa kuwa muhiim u ahaa Khawaarijta , waxaana howlgalkaan uu qayb ka yahay qorshe leesugu furayo degmooyinka Gobalkaan sidoo kalana Argagixisada looga ciribtirayo dalka oo dhan.

Shalay madaxweyna Hirshabeele oo Waraysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka Isagoo Ku Sugan Furimaha Dagaalka ayuu Ku Sheegay inay Bilaabayaan Howlgal Saf balaaran ah oo Argagixisada Looga Xoreynayo Dhulka ay kaga Sugan yihiin Maamulkaasi.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...