[SAWIRRO] Madaxweynaha Hirshabelle oo booqday deegano dhawaan Argagixisada Al-shabaab laga xoreeyey

Date:

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Gobolka Shabeellaha Dhexe ugu baaqay inay ka qeyb noqdaan howlgalada dalka looga xureynayo kooxaha argagixisada ah.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay qeybaha kala duwan ee Ciidamada Qalabka sida iyo dadka deegaanka ee argagixisada arxanka daran ka xureeyay deegaanno badan, isagoo xusay in dhowaan deegaanno iyo degmooyin muhiim ah la dulqaadi doono kooxaha argagixisada ah ee u taagan xasuuqa shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa kulamo la qaatay saraakisha iyo masuuliyiinta hugaaminayso howgalada ka socda Gobolka Shabeelada dhexe.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo saxiixay buugga tacsida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Drs Nasra oo faahfaahisay hal-ku-dhigga  maalinta Caalamiga ah caafimaadka Afka Iyo Ilkaha

Drs Nasra Cabdisamad ayaa si qoto dheer u sharaxday...