[DAAWO] Madaxweyne Qoor-Qoor oo soo xiray kulan looga hadlayey dardar galinta howlgallada ka dhanka ah argagixisada

Date:

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa soo xiray kulan ballaaran ay iskugu yimaadeen siyaasiyiinta, culimada, dhaqanka iyo haweenka beelaha ka soo jeeda Galmudug, kaas oo maanta ka dhacay Aqalka madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamarreeb.

 

Ujeedka kulanka ayaa ahaa dhiirogalinta shacabka  iyo dardar galinta howlgallada ka dhanka ah argagixisada ee looga sifeenayo deegaanada Galmudug iyo guud ahaan Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...