Madaxweyne Puntland iyo masuuliyiin kale oo maanta Garoowe uga qaybgalayo Qalinjabinta Dufcadii 10aad ee jaamacadda Bariga Africa ee Garoowe

Date:

Garowe 17 OCT 2022: Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ka qeybgalayaXafladda Qalinjabinta Dufcadii 10aad Ee Jamacadda Bariga Afrika Garowe.

Xafldda waxaa ka qayb galay Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdilahi Dani,Labada Gole ee Dowladda,Maamulka Gobolka Nugaal,Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal,Maamulka Jaamacada,Walidiin,Ardayda Qalin Jabinaysay iyo Marti Sharaf Kale.

Madaxwaynaha Puntland Mudane Siciid Cabdilahi Dani ayaa u hambalyeeyay ardayda qalin jabinaysay iyo walidiinti garabka tagnaa mudadii ay waxbarashada soo wadeen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...