Guddoomiyaha Aqalka Sare oo dalka dib ugu soo laabtay kadib safar uu ku tegay dalka Turkiga.

Date:

Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Sen. Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo dalka dib ugu soo laabtay kadib safar uu ku tegay dalka Turkiga.

Guddoomiyaha inta uu ku sugnaa dalka Turkiga wuxuu kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga Mudane Mustafa Sentop iyo masuuliyiin kale isagoo kala hadlay xoojinta xiriirka wada shaqayneed ee ka dhexeeya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Turkiga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane...

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta...

Wasiir Fiqi oo kormeeray fariisimaha ciidamada XD ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi...

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya oo Baydhabo kula kulmay Saraakiisha ciidamada

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa...