[DHAGEYSO] Ciidamada XDS oo Gobolka Shabeelada Hoose ku dilay horjooge sare oo katirsan kooxda arxanka daran ee Al-shabaab

Date:

Ciidanka Xoogga ayaa sheegay in degaanka Janaale Gobolka Shabeelada Hoose a ku dileen  Horjooge sare iyo dhagarqabayaal ka tirsan Al-shabaab, ka dib howlgallo ay ka sameeyeen deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose.

 

Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in Horjooga ah la dilay lagu magacaabo Maxamed Nuur Shire, isla markaasna Al-shabaab u qaabilsana gobolka Shabeelaha Hoose.

 

Sidoo kale, waxaa howgalgalka lagu dilay 13 dagaalame oo ka tirsan Al-shabaab, isla markana wehliyay Horjagahaan, sida uu warbaahinta  Qaranka u sheegay Taliyaha Ururka 66-aad Guutada 14-ka Oktoobar Xds.

 

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa gobolada kawada howlgalo lagu ciribtirayo maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab iyadaoo tan iyo markii howlgaladaas ay bilowdeen ay koxdaan iskaga careeren deegaano badan oo katirsan gobolada dalka.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...