[DAAWO] Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday baahinta wararka laxariira kooxda arxanka daran ee Al-Shabaab

Date:

Xukuumada Soomaaliya ayaa waxay dambi ka dhigtay in la faafiyo wax kasta oo la xiriira kooxda Arxanka daran ee Al-shabaab, sida Muuqaalada sawirada codadka iyo farriimaha Shabaab.

Dowladda  ayaa shaacisay in ay xirtay 46 barro dhanka internet-ka  oo ay kooxda arxanka daran ee  AlShabaab u adeegsaneysay faafinta fekerkooda, sidda uu sheegay wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Al-Cadaala.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...