Galmudug oo Shaacisay liiska Golaha Deegaanka Balanbale.

Date:

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa Soo saartay Liiska xunbaha Golaha Deegaanka Degmada Balanballe kadib markii aay sirasmi Loo dhamays tiray Xubnaha Golahaasi.

Wasaarada Arimah Gudaha Galmudug ayaa Bilihii ugu Danbeeyay Waday Dhismaha Golaha Deegaanka Dhawr degmo oo Balanbale Ku Jirto.

Doorashada Gudoomiyaha iyo Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Balanballe ayaa lafilayaa inay Dhawaan dhacdo Degamada.

Sidoo kole Degmooyinka Dhuusamareeb iyo Caabudwaaq ayaa ah Degmooyinka Ay hadda ka Socdaan Dhismaha Golaha Deegaanka Galmudug.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...