[DHAGEYSO] Guddoomiyaha gobolka Gedo oo faah-faahin dheeraad ah ka bixyay weerar ay Al-shabaab ku dishay toban qof

Date:

Maamulka Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyey dhacdadii kooxda Argagixisada Al-shabaab dad rayid ah oo ceel ka qodayey deegaanka Girileey ay ugu geysteen xasuuq maalintii shalay aheed xilli deegankaas baahi weyn u  qabeen ceelbiyodkaas.

Guddoomyaha  gobolka Gedo Ahmed Buula Garad ayaa sheegay in dad gaaraya toban qof oo isugu jiro Soomaali ah iyo Kenyati, ay kooxda Argagixisada Al-shabaab dileen kadib markii ay weerar ku qaadeen xilli ay Ceel-biyood ka qodayeen deegaanka Garileey ee ku yaala duleedka degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

DHAGEYSO.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...