Faah-faahino ka soo baxaya Askar katirsan ciidamada Xogga dalka Soomaliya oo dhimasho iyo dhaawac uu ka soo gaaray shil ka dhacay wadada xariirisa magaaloyinka Balcad iyo muqdisho

Date:

Faah-faahino dheerad ah ayaa ka soo baxaya  shil sababay dhimasho iyo  dhaawac oo ciidamo katirsan xoogga dalka ka soo gaaray markii uu rogmaday gaari Cabdi bilaha oo ay la socdeen.

 

Gaari nooca Soomaalidu ay u taqaan Cabdi bilaha oo ka baxay Muqdisho kunasii jeeday degmada Balcad Aee G/Sh/dhexe ayaa ku rogmaday wadada inta uusan gaarin degmada Balcad.

 

 

Sida wararku ay sheegayaan Inta la xaqiijiyay 5 askari oo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa ku geeriyooday waxaana ku dhaawacmay 8 askari oo ka mid ah askartii saarneyd gaariga rogmaday ama gaddoomay.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Xoogga Dalka oo la kulmay saraakiil ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Yaaqshiid oo u gudubtay wareega labaad ee Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan.

Degmada Yaaqshiid oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururada Siyaasadda Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...