Ciidanka Xooga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka oo Maanta argagixisada kala wareegey deegaano katirsan gobolka Baay

Date:

Wararka aan maanta ka heleyno degaanka 20-jirow ee gobolka Bay waxay sheegayaan in laga xoreeyey argagixisada Al-Shabaab, kadib markii waaberigii hore ee saakay ay weerareen ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee labaxay ‘Dulmidiid’ degaankaas ayaa 60 KM u jira magaalada Baydhaba.

 

Wararka aan ka heleyno K/Galbeed waxay intaas ku darayaan in sidoo kale saakay argagixisada laga xoreeyey degaanka Say-dheerow oo isna 30 KM u jira magaalada Baydhaba, waxayna maanta ciidamadu ku sii siqayaan deegaano badan oo horay uga maqnaa gacanta maamulka Koonfur Galbeed.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...