[DHAGEYSO] Wasiirka Wasaarada Kalluumeysiga kheyraadka Badda XFS oo sheegey in Wasaaradu ay keentey qalab lagu ilaaliyo Badda

Date:

Wasiirka Wasaarada Kalluumeysiga kheyraadka Badda XFS Ahmed Hassan Aden oo la Hadley Radio muqdisho ayaa sheegey in Wasaaradu ay keentey qalab lagu ilaaliyo Badda si loo agaado maraakiibta sida sharci daradda ah ku Soo gasha badda.

Wasiirka ayaa sidoo kale kawarbixiyey kulamo uu la qaatay danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya marwo Tiina Intelmann.

Wareysiga oo dhameestiran halkaan ka dhageyso.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka

Umad kasta oo kamid ah bulshooyinka ku dhaqan dunida...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo magacawday Guddiga Farsamada ee Wada-hadalka iyo Dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS...

Madaxweynaha JFS oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay...