Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka iyo Daraawishta Maamulka Galmudug ,sudaanka guud ee Beesha Saleebaan ayaa ku dhiiri-galiyay dadka deegaanka maarsa-mage in ay xoojiyaan dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada ah ee Al Shabaab.
Saraakiishaan oo xamar ka ambabaxday ayaa u balan qaaaday deeganadii ay tageen dadkii ku sugnaa in dagaalka Al-shabaab ka gacan siin donaan.