Guddiga Isku-dhafka Wasaaradeed ee Qandaraas bixinta oo ansixiyay habraacyada qandaraas bixinta shidaalka ee uu gudbiyay Wasiirka Wasaaradda Batroolka

Date:

Guddiga Isku-dhafka Wasaaradeed ee Qandaraas bixinta ayaa ansixiyay habraacyada qandaraas bixinta shidaalka ee uu gudbiyay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H. E. Dr. Abdirizak Mohamed

Waxaa kaloo ay ansixiyeen iswaafijinta qodobada sharciga Batroolka iyo sharciga Iibka iyo Qandaraasyada Qaranka.

Ansixintaan ayaa ka dhigan tallaabo loo qaaday dhinaca ka faa’iidaysiga kheyraadka shidaalka ee Soomaaliya, lana dhammaystiray dhammaan habraacyada lagu maaraynayo hannaanka bixinta qandaraasyada shidaalka si waafaqsan shuruucda dalka u taalla.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa farriin hambalyo ah u diray ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed .

HAMBALYO 12-KA ABRIIL MAALINTA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED Madaxweynaha Dowladda...

Madaxweynaha Dowladda Galmud ayaa hambalyo u diray ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed maalinta aasaaskooda ee 12-ka April.

Madaxweynaha ayaa yiri” Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa...

Taliyaha Xoogga Dalka oo Ciidanka Xoogga ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad guuradoodii 66-aad

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud...