Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka iyo odoyaasha dhaqanka magaaladda Cadaado oo gaaray deegaanada laga xoreeyay kooxaha argagaxisada ah ee Al shabaab

Date:

Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka iyo odoyaasha dhaqanka magaaladda Cadaado ayaa  gaaray deegaanada laga xoreeyay kooxaha argagaxisada ah ee Al shabaab.
Ujeedka saraakiishaan u tageen magaalada Baxdo ayaa ah in xoojiyo dagaalka inta badan ka socda deegaanada dowlad goboleedka Galmudug ee looga xoreenayo kooxda argagixisada ag Alshabaab ee dhibka ku haya dadka shacabka Soomaaliyeed.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...