[DAAWO] Al-shabaab oo dad badan ku dilay Gobolka Hiiraan

Date:

Sida ay xaqiijiyeen maamulka gobolka Hiiraan Inta u dhaxeysa Degmooyinka Maxaas & Baladweyne waxaa ka dhacay weerar lagu gubay ku dhawaad 10 Gaari oo ah nooca xamuulka qaada.

Sidoo kale kooxda Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay dileen inta badan shacabkii saarna gawaaridaas iyaga oo sido kale gubay raashin loo waday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Mid kamid ah Dadka deegaanka oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa u xaqiijiyay in weerarka gaadmada ah uu dhacay xalay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo magacawday Guddiga Farsamada ee Wada-hadalka iyo Dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS...

Madaxweynaha JFS oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Ruushka oo Waraaqaha Aqoonsiga u Gudbiyay Madaxweynaha Belarus

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, ahna...