Wasaaradda Howlaha Guud Ee KGS oo Wada Qorshe Dib Loogu soo celinayo Xarumihii Wasaaraddaas

Date:

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud Guryeynta iyo Dib u dhiska Dowladd gobaleedka KGS Dahir Abdi Abdullahi (Dr,Go) oo Wareysi gaar ah siyay Warbaahinta Qaranka Ayaa sheegey iney ka shaqeyn doonaan dhawaan sidii dib gacanta maamulka loogu soo celin lahaa xarumihii wasaaradda ay ku shaqeyn jirtey si ay wasaaradda dib ugu soo nooleyso kaabayaashii dhaqaalaha.

 

Wasiirka wasaaradda howlaha guud Dr.Go ayaa intaa waxa uu ku darey in hadda ay socdaan Dadaalo badan oo dib dhis loogu sameynayo waddooyinka magaalada baydhabo laamiyana lagu saarayo oo hadda meel wanaagsan maraya, iyadoo dhawaan aan qorsheyneyno in aan gudubno gobladda kale ee maamulka Koonfurbeedka ayuu yiri Wasiirka howlaha guud Ee Kgs”.

Dhageyso Wareysiga Wasiirka oo dhameystiran.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo magacawday Guddiga Farsamada ee Wada-hadalka iyo Dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS...

Madaxweynaha JFS oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Ruushka oo Waraaqaha Aqoonsiga u Gudbiyay Madaxweynaha Belarus

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, ahna...