Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo kormeertay waaxyaha qeybta Gaadiidka ee wasaradaas

Date:

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xildhibaan Fardowsa Cismaan Cigaal oo u kuurgalaysa howlasha shaqo iyo adeegyada Bulshada ee ka socda, ayaa kormeertay waaxyaha qeybta Gaadiidka, halkaa oo ay warbixinno ku siiyeen Agaasime waaxeedyada iyo howlwadeennada.

Wasiir Fardowsa, ayaa boggaadisay howlaha muhiimka ah ee ka socda qeybta Gaadiidka ee Wasaaradda, waxaana ay xaqiijisay sida ay uga go’antahay dardargelinta iyo Horumarinta waaxyaha iyo adeegga ay bixiyaan.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhex

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq...

Xilheynta xilalka heer gobolka iyo degmo ee maamulka K/Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa...