Madaxweyne Lafti gareen oo kulan la qaatay wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Gurmadka Deg dega ah ee Hay’adda IOM oo Baydhabo gaaray

Date:

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Gurmadka Deg dega ah ee Hay’adda IOM oo Maanta Baydhabo  gaaray.

Kulanka ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay Arimaha Abaaraha iyo sidii gar gaar loo gaarsiin lahaa Dadka Danyarta ah ee ku nool guud ahaan Deeganada Koonfur Galbeed.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiiro,Agaasimaha Madaxtooyada iyo Mas’uuliyiin kale.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo duqeyn cirka ah ku dilay 12 katirsan khawaarijta

Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa aroornimadii maanta...

Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane...