Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda oo kulan la qaatay agaasimaha guud ee wasaaradda iyo Agaasime-waaxeedyada

Date:

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS Daauud Aweys Jaamac, oo uu wehliyo, wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta XFS , Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh (Al Cadaalla) ayaa kulan la qaatay agaasimaha guud ee wasaaradda iyo Agaasime-waaxeedyada,

Kulankaan oo ahaa midkii ugu horeeyay, ayaa ahaa isbarasho iyo kala warqaasho, waxaana looga hadlay sidii loo dardargalin lahaa shaqada wasaaradda, oo ay ugu horeyso, dagaalanka argagaxisada, daadajinta siyaasadda dowladda ayada oo muhimada la siinayo howlaha horutabinta u leh, ee ku dhisan tiirarka Xukuumadda Danqaran.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...