[MUQAALO+SAWIRO]Madaxweyne Qoor-Qoor oo magaalada Cadaado uga qeyb galay, xaflada 16sano guuradii kasoo wareeegatay dhismahii Maamulka Galmudug

Date:

MUQDISHO-15-8-2022-:Madaxweynaha Dowladd Goboleedka  Galmudug, mudane Axmed Cabdi kaariye, madaxweyne kuxigeenka Galmudug, mudane Cali Daahir Ciid, gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug, labada gole ee Dowladda Galmudug, maamulada gobolada Mudug iyo Galgaduud iyo gudoomiyayaasha qaar ee degmooyinka Galmudug ayaa shacabka iyo maamulka degmada Cadaado kala qeyb galay xalay  munaasabadda 14 Agoosto oo ku beegan 16 guuradii ka soo wareegatay markii la aasaasay Dowladda Galmudug.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay sheegay in dad Reer Galmudug ay u baahan yihiin waxkasta oo keeni kara in uu horumaro Maamulkooda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...