[DHAGEYSO] Dab ka kacay magaalada Jigjiga oo  la sheegay iney ku dhinteen 4 carruur oo hal qoys ah.

Date:

Dabkaan oo ka kacay xaafad kamid ah magaalada Jigjiga, ayaa ka kacay xaafad ay ka soctay xaflad aroos oo xalay halkaasi ka dhaceysay.

afarta carruurta ee dabkaasi ku dhimatay, ayaa kala ah 3 carruur oo ay caruuska walaala yihiin, iyo midna uu caruuska laftiisa uu dhalay.

Dabka ayaa sidoo kale wuxuu geystay qasaaro hantiyeed, walow la xakameeyey oo uusan fidin.

Sidoo kale, dabka ayaa waxaa ku dhaawacmay shan qof oo kale.

Hooyada Dhashay caruurtaan ayaa la hadashay warbaahinta iyada oo ay ka muuqato dareen naxdinleh.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...