Ciidanka isku dhafka Xasilinta booliiska Gobalka Mudug oo lagu wareejiyey laba gaari oo ah nuuca dagaalka

Date:

Masuuliyiin ka tirsan dowladd gobaleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta si wadajir ah ugu wareejiyay labo gaari Ciidanka isku dhafka Xasilinta booliiska Gobalka kuwaas oo suga amniga Gobolka Mudug.

Gadiidkaan oo ah laba gaari oo Toyoto ah ayaa loogu tala galay in lagu xoojiyo howlgallada sugida amniga iyo iskaashiga la dagaalanka Argagixisada oo ay si wadajir ah sanadihii u danbeeyay isaga kaashanayeen labada  Dowladd Goboleed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...