Allaha u naxariisto waxaa goor dhow Muqdisho ku geeriyooday taageerihii caanka ahaa ee degmada Dharkenley Saalax Faarax Jaamac Geelle.

Date:

MUQDISHO-9-8-2022-:Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho ku geeriyooday taageerihii weynaa ee dhanka kubada cagta  ee Degmada Dharkinleey ee gobolka Banaadir  Allaah Hauna xariistee Saalax Faarax Jaamac Geelle kaas uu dhaawac  ay u geysteen  Ciyaal Weeero muddo 15 berri ah ugu jiray isbitaalka digfeer Balse maanta ayuu dhawaacas ugu geriyooday isbitaalkaas oo lagu baxnaaninayey.

Saalax ayaa ahaa nin si weyn looga yaqaanay gobolka Banadir si gaar ah Degmada Dharkinley,Laamaha Amniga ayaa sheegay in gacanta lagu hayo  Qofkii  marxuumkaan dilka u geystay.

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xoghayaha cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo xilka la wareegay

Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka...

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Isku Dayga Israa’iil ee Xadgudubka Madax-bannaanida JFS

Guddiga Midowga Afrika ayaa muujiyey walaac xooggan, waxayna si...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka ayaa maanta billaabay aqoon-isweydaarsi soconaya muddo toddobaad ah.

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ) ayaa maanta...

Munaasabad lagu dhaarinayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Beeraha Koonfur Galbeed oo ka dhacday Baydhabo

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed,...