[DAAWO] Nabadoon Cumar Axmed Cartanโ€ Qof xanuunsan hadaan hal kaniini ugu baahano, waxaan u lugeyneynaa 45 km, si aan u helnoโ€

Date:

Bulshada ku nool Deegaano u dhaxeeya Magaaloyinka Cadaado iyoDhusamareeb oo sheegay in ay wajahayaan Biyo la,aan daran,xarun cafimaadna ugu dhawdahay 45 km goob u jirta iyaga oo dalbaday in dowladda dhexe iyo Galmudugba gargaar ย la soo gaarto.

Cumar Ahmed Cartan ย oo kamid ah odayaasha deegaanada xanuunbuure iyo tuuloyinka hoosyimadaย  ayaa la hadlay Warbaahinta Qaranka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale