Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay Agaasimaha Tvga Qaranka Sharmake Maxamed Warsame

Date:

Muqdisho-26-7-2022:Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Tvga Qaranka Sharmake Maxamed Warsame .

Mudane Hamse Abdi Barre ayaa uga mahadceliyay shaqada uu qaranka u hayo Agaasime Sharmaake kuna dhiiri galiyay dhiirananta iyo sida geesinimada leh ee ay uga go’an tahay u adeeg-gida Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed.

 

Agaasimaha Tvga Qaranka Soomaaliyed Sharmake Mohamed Warsame ayaa Raisulwasaraha uga mahadceliyey qaabilaada iyo dhiirigalinta uu u sameeyey Isaga u rajeeyey in  howsha loo igmaday Allaha ufududeeyo.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka...

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...