Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo Faah-Faahin ka bixiyey Howlgal ay xalay ciidamadu ka sameeyeen degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir

Date:

Muqdisho. 25, 2022:Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xalay howlgallo amniga lagu xaqiijinayay waxaa ay ka sameeyeen Xaafado katirsan degmada  Kaaraan ee Gobolka Banaadir, halkaas oo ay kusoo bateen falalka Amni darro.

 

Intii uu howlgalka socday ayaa Ciidamadu kusoo qabteen Ciyaal weero aad u farabadan iyo qalab ay dadka ku dhibaateyn jireen, kuwaas oo dhibaato weyn ay ku qabeen Shacabka degmada Kaaraan.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...