[MUQAALO &SAWIRO]Wasiirka Arimaha gudaha Galmudug oo gaaray Magaalada Galinsoor

Date:

Muqdisho-19-7-2022:Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha Maamul goboleedka Galmudug ayaa Maanta  gaaray Magaalada galinsoor ee gobalka galguduud.

 

Ujeedka Wafdigaan Ee  gaaray Magaalada Galinsoor ayaa ah qeymaynta Horumarka iyo kobaca Galiinsoor si loo marsiiyo Hanaanka Degaamaynta tasoo bilihii dambe Galmudug Xoogga saareysay Degmooyin cusub oo kusoo biiraya Goboladda Galmudug.

 

Wafdiga wasiirka waxaa halkaas ku soodhaweeyey Guddoomiyaha Gobolka mudug iyo xubno kale oo Galmudug ka tirsan iyo bulshada Qeybaheeda kala duwan.

DAAWO MUQAALO IYO SAWIRO SOODHAWEYNTA WASIIRKA.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...