Xildhibaanada Golaha shacabka BJFS oo ka doodaya Berri Akhrinta 2aad ee Miisaaniyadda dowladda 2022

Date:

Muqdisho-Juun-27-6-2022-:Xildhibaanada Golaha shacabka BFS ayaa maalinta Berri ah yeelanaya mid kamid ah kulamadoodii caadiga ahaa.

 

Kulankaan ayaa looga hadlayaa Akhrinta 2aad ee Miisaaniyadda 2022.

Qoraal loo diray xildhibaanada ayaa u qornaa sidan.

 

Berri oo Talaada ah 28 June waxaa jira kulanka Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Ajendaha Kulanka Akhrinta 2aad ee Miisaaniyadda 2022.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad...

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

Xafiiska Sanduuqa Qaran ee Cimilada Soomaaliya (National Climate Fund...