Ergayga Arrimaha Bini-aadimada iyo Gurmadka Abaaraha oo booqasho iyo kormeer ku tagey xirooyinka Barakacayaasha ee Degmada Doolow.

Date:

MUQDISHO-JUUN-20-6-2022-:Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha jamuuriyadda Federaalka Soomaliya u qabisan Arrimaha Bini-aadimada iyo Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo waftigii oo uu horkacayey oo saacado ka hor  gaarey Degmada Doloow ayaa booqasho iyo kormeer ku tagey xirooyinka Barakacayaasha oo ay ku nool yihiin qoysas aad u tira badan oo ka soo baracakacay abaaraha dalka ka jira .

 

Ergyga Gaarka ah  ayaa qaar ka mid ah qoysaska ka wareystey  xaalada nololeed oo ay ku nool yihiin,kuwaas oo ay ka muuqatay xalado adag oo dhanka nolasha ah.

 

Booqashadaan waxaa wafdigaan ku wehlinayey Maamulka gobolka gedo iyo kan Degmada Doolow.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr....

Kulan loogu duceeyay shuhadadii naftooda u huray qaranka Soomaaliyedd ee CXD oo lagu qabtay Muqdisho

Wasiirrada Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, Waxbarashada, Dhaqanka iyo Tacliinta...

Kaaraan oo kaalinta 3-aad ka gashay Tartan Cilmiyeedka Ramadaanka ee Warbaahinta Qaranka

Tartamayaasha Degmada Kaaraaan ayaa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee...