Guddiga KMG Maaliyadda ee Labada Gole ee BFS oo maanta kulan yeeshey xarunta Aqalka Sare.

Date:

Muqdisho-Juun-19-6-2022:Guddiga KMG Maaliyadda ee Labada Gole ee BFS ayaa maanta oo ay Taariikhdu tahay 19/06/2022 waxay kulan Ku yeesheen xarunta Aqalka Sare.

Kulankaa oo Ajandihiisu Ahaa Dardargelinta dhameystirka Miisaaniyadda 2022-ka.

Kulanka Waxaa Shir-gudoominaayey Guddoomiye k/x -2aad ee labada Aqal mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo Mudane Senator Cabdullaahi Cali Xersi.

Guddoonka ayaa guddiga isku dhafka ah ee Diyaarinta Miisaaniyadda ka dhagaystay warbixinno ku saabsan Miisaaniyadda Qaranka ee 2022 iyo waxyaabihii uga soobaxay isla xisaabtankii ay la yeesheen Wasiirka Maaliyadda XFS iyo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad...

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

Xafiiska Sanduuqa Qaran ee Cimilada Soomaaliya (National Climate Fund...