MUQDISHO-JUUN-18-6-20022-:16 arday ayaa sanad dugsiyeedka 2021-2022 ee gobolka Bakool uga qeyb gashay imtixaanka shahaadiga Ah ee fasalka 12-aad kumanaan kun oo Arday oo maanta u fariisatay guud ahaan dalka soomaaliya .
Sababaha keeney in tirada ardada imtixaanka fasalka 12-aad gobolka bakool uga fariisatay ay aad ugu yartahay marka loo fiiriyo gobolada kale ee dalka ayaa ah go’doonka gobolka Argagixisada ku hayaan oo waxyaabo badan oo waxbarashada ka kaabaya ardayda aad u heli karin iyo abaarta gobolka ka jirta.
WARKAAN OO DHAMEESTIRAN DHAGEYSO: