Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Mustafe Muxummed Cumar oo gaaray Soomaliland.

Date:

MUQDISHO-JUUN-14-2022:Masuuliyiin uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladd deegaanka gobolka Soomaalida ITOBIYA , mudane Mustafe Muxummed Cumar oo ay weheliyaan Wasiirka Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka iyo Dhismaha, mudane C/raxman Ciid Daahir, Hoggaanka Nabadgelyada, mudane Mubashir Dibbad Raage iyo masuuliyiin kale ayaa si meeqaam sare leh loogu soo dhaweeyay xuduudda udhaxaysa labada maamul ee walaalaha ah ee Deegaanka Soomaalida iyo maamulka Soomaaliland.

 

 

 

Masuuliyiinta waxaa qaabilay Madaxwayne-ku-xigeenka Soomaaliland, mudane C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici)  iyo C/wali Sh. C/laahi Suufi, Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tiknoolojiyadda Soomaaliland iyo mudaneyaal kale.

XIGASHO:SRTV Somali

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Ciidanka Lugta oo ka qaybgalay Shirka African Land Forces Summit 2026 ee Rome 

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal...

Xulka Kubadda Cagta Qaranka Soomaaliyeed oo galabta la ciyaaraya dhiggooda Mauritius

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has granted a 90-day...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cafis muddo 90...