Ciidanka DANAB oo dilay horjoogihii kooxda  Argagixisada Al-Shabaab uqaabilsanaa Sahanka iyo sirdoonka degmada Wanlaweyn.

Date:

Muqdisho- 14 JUNE 2022: Ururka 4-aad, guutada 16-aad Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee DANAB ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay ku khaarijiyeen  Xasan Suleymaan Cali  oo katirsanaa horjoogayasha argagixisada Al-shabaab.

 

Hassan suleymaan ayaa ahaa horjoogihii kooxda nabad-diidka  Argagixisada Al-Shabaab uqaabilsanaa Sahanka iyo sirdoonka degmada Wanlaweyn iyo deegaanada hoostaga.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a special Iftar...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo afur sharafeed u...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran...