DAAWO:Dad isugu jira Soomaali iyo Oromo ka timid dalka Itoobiya oo kasoo barakacay abaarta ayaa gaaray degmada Doolow .

Date:

MUQISHO-JUUN-13-6-2022-:Soomaali iyo Oromo katimid Dalka  Itoobiya abaartana sameen ku yeelatay ayaa gaaray Degmada doolow ee gobolka Gedo Ee koonfurta Soomaaliya .

 

 

In kabadan 10 caruur ah ayaa degmada doolow xanuunka jadeecada iyo nafaqadaro ugu geeriyootay xilli dad badan oo isugu jira soomalI iyo itoobiyaan ay gareen Hakaas kuwaas oo ku dhow 2.000 oo qof.

Sidoo kale dadka dooloow gaaray abaartana saameysay waxaa kamid ah  dad ka barakacay gobolada Baay iyo Bakool.

Maxamed Xasan Qeyrow oo ka mid ah dadka u istaagay caawinta barakacayaasha ayaa u waramay Wariyaheena Yoonis Duraan Cali.
DAAWO

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...