DHAGEYSO:Labada Golle Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta fadhi wadajir ah ka leh Miisaaniyadda DFS ee sanadka 2022.

Date:

MUQDISHO-JUUN-12-6-2022-:Waxaa Maanta oo Axad ah lagu wadaa in Xarunta Shirarka ee Villa Hargeysa inay Kulan wadajir ah ku yeeshaan Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya golaha shacabka iyo kan aqalka sare.

 

 

Guddoonka labada Aqal ayaa xalay Xildhibaannada ku wargeliyay in kulanka wadajir ah uu jiro, waxaana Ajandaha uu yahay Akhrinta kowaad ee Miisaaniyadda dowladda ee Sanadka 2022.

 

 

Dhawaan kulankii ugu horreeyay ay  yeelan lahaayeen Xildhibaannada Golaha Shacabka tan iyo markii la doortay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u baaqday Kooram la’aan kadib markii inta badan xildhibanada safro dibada ah ay ku maqnaayeen qaarna ay la socdeen wafdi uu hogaaminaayey madaxweyne Hassan sheikh oo safari ku tagay Magaaloyinka Baydhabo iyo Dhuusamareeb.

 

WARKAAN OO DHAMESTIRAN DHAGEYSO:

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr....

Kulan loogu duceeyay shuhadadii naftooda u huray qaranka Soomaaliyedd ee CXD oo lagu qabtay Muqdisho

Wasiirrada Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, Waxbarashada, Dhaqanka iyo Tacliinta...

Kaaraan oo kaalinta 3-aad ka gashay Tartan Cilmiyeedka Ramadaanka ee Warbaahinta Qaranka

Tartamayaasha Degmada Kaaraaan ayaa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee...