Shirweynaha Ladagaalanka Musuq-maasuqa Oo Ka Furmay Jabuuti.+SAWIRO.

Date:

 

Shirwaynaha 8-aad ee caalamiga ah ee madashada Afrika ee la dagaalanka Musuq-maasuqa ayaa lagu qabtay dalka Jabuuti.

Masuuliyiin ka tirsan guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq-maasuqa ayaa ka qeybgalay shirkaan oo socday sadaxdii maalin ee lasoo dhaafay, waxaana looga hadlay arrimo badan oo quseeya la dagaalanka Musuq-maasuqa iyo sida dalalka Afrika ay isaga kaashan karaan ciribtirkiisa.

Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay xubin ka noqotay Hey’adaha isku dhafka ah ee la dagaalanka Musuq-maasuqa (FIGE) iyo kan bariga Africa.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya oo Baydhabo kula kulmay Saraakiisha ciidamada

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY ODAYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Afhayeenka Madaxtooyada “Madaxweynaha Qaranka wuxuu Baydhabo u joogaa adkeynta nabadda iyo dhisidda nidaam maamul oo dimuqraadi ah”

Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Aadan Cali (Xadaana), oo magaalada...

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Moallim Fiqi,...