Madax kala duwan oo isagu jiro madaxweynayaal ,Ra’isul wasaarayaal kuwaasi oo ka qeyb-geli doono caleema saaraka madaxweyne Hassan Sheekh oo muqdisho soo gaaraya..

Date:

MUQDISHO-JUUN-2022-:7 bisha Juun  oo ku beegan maanta Talaado ah ayaa la filayaa in magaalada muqdisho ay soo gaareen madax kala duwan oo isagu jiro madaxweynayaal ,Ra’isul wasaarayaal iyo sidoo kale madax kala duwan kuwaasi oo ka qeyb-geli doono caleema saaraka madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dhaceysa 9 bishaan maalinta qamiista ah.

Garoonka Aadan Cade waxaa ku sugan xubno ka mid ah golaha wasiiradda ,xildhibaano ka tirsan labada aqal ee barlamaanka dalka kuwaasi oo ka mid ah guddiga loo saaray qaban qaabada caleemo saarka madaxweynaha JFS.

 

15 bishii lasoo dhaafay dalka waxaa ka dhacday doorashada madaxweynaha JFS waxaana ku guuleystay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo markii labaad hogaaminayo Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...