Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Itoobiya MogamedRafie oo Muqdisho yimid.

Date:

MUQDISHO-JUUN-5-6-2022-:Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Itoobiya MogamedRafie Abaraya ayaa Goordhow ka  soo dagay Garoonka Aadan Cabdulle halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda Cismaan, Wasiirka Amniga C/laahi Maxamed nuur iyo  Safiirka Itoobiya ufadhiya Soomaaliya C/fataax C/laahi Xasan iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

 

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda ee Dowladda Itoobiya MogamedRafie Abaraya ayaa ka mid ah wafuud kala duwan oo soo gaaraya dalka.

 

Waxaa socota qaban qaabada diyaar garowga loogu jiro wafuud aad u badan oo ka soo dagaya Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...