Taliyihii hore ee qeybta 27-aad ee Ciidanka xoogga dalka Janaraal axmad Tareedisho oo bogaadiyey howlgalkii dadka is abaabulay ay ku dileen Xubno katirsan Argagixisada Al-shabaab

Date:

MUQDISHO-JUUN-5-6-2022-:Taliyihii hore ee qeybta 27-aad ee Ciidanka xoogga dalka Janaraal axmad Tareedisho ayaa ka hadlay weerarkii ay dhawaan dadka degaanka ay ku qaadeen xubno katirsan Argagixisada Al-Shabaab oo sugnaa degaan hoostaga magaalada Beledweeyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Weerarkaas oo ay ka dhasheen khasaaro kala duwan ayaa yimid kadib markii Argagixisada Alshabaab 28 bishii lasoo dhaafay ku dileen Magaalada Beledweeyne Nabadoon lagu maga caabi jiray Cali Dheere.

 

Hadalka taliyaha oo u badnaa bogaadin uu bogaadinayo dhalinyaradii weerarka ku qaaday Argagixisada  Al-Shabaab ayaa sheegay in macawuusleeyda ay yihiin kuwa yaqaano qaabka ay u dagaalamaan Al-Shabaab.

DHAGEYSO CODKA TALIYAHA.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...