SAWIRRO:Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Maamulka Galmudug oo Tababar u soo xiray Ciidamo loo diyaarinayo dagaalka Al-shabaab

Date:

MUQDISHO-JUUN-5-6-2022:-Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Maamulka Galmudug oo Tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Dadka Deegaanka Wisil kuwaas oo loo diyaariyay Xoraynta Koonfurta Gobolka Mudug oo Argagixisada Qeybo ka jogaan.

Waa cutubyo Ciidana kana tirsan dadka deegaanka kuwaas oo loo diyaariyay ka qeyb galka Dadaalada Argagixisada Al-shabaab looga xoraynaayo Koonfurta Gobolkaas.

 

Tababarkaan ayaa waxaa bixinayey inta uu socday Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo Daraawiishta Galmudug waxaana soo xiritaankiisa ka qeyb galay Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka,Daraawiishta iyo Maamulka deegaanka Wisil .

SAWIRADA CIIDAMADA TABABARKA LOO SOO XIRAY.

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...