DHAGEYSO:Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Dhexe oo ka deyriyey Xaalada nolasha shacabka ku nool gobolkaas oo gacanta ay ku hayaan Argagixisada Al-shabaab.

Date:

MUQDISHO-JUUN-5-6-2022:-Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Dhexe ee Maamulka Jubbaland Haajir Bile Sugaal ayaa sheegay in xaalad liidato oo dhanka nolasho ah ay ka jirto degaano iyo Degmooyin katirsan Gobolka Jubbada dhexe, waxaana uu sheegay in dadka sidoo kale Abaarta u dheertahay in deganadaas ay gacanta ku hayaan Argagixisada Al-shabaab oo aan ogoleen in dadkaas gurmad helaan.

 

Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Dhexe ayaa madaxweynaha cusub ee Dalka Mudane Hassan Sheikh Maxamuud ka dalbaday in cadowga Argagixisada Al-shabaab ka saaaro  gobolkaas.

 

Guddoomiye Haajir ayaa sidoo kale kawarbixiyey Xaalada nolasha dadka halkaas ku nool waxaana gobolkaan kamid yahay degaanada abaarta siweyn u saameysay.

Halkaan Ka Dhageyso Codka Guddoomiye Haajir.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr....

Kulan loogu duceeyay shuhadadii naftooda u huray qaranka Soomaaliyedd ee CXD oo lagu qabtay Muqdisho

Wasiirrada Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, Waxbarashada, Dhaqanka iyo Tacliinta...

Kaaraan oo kaalinta 3-aad ka gashay Tartan Cilmiyeedka Ramadaanka ee Warbaahinta Qaranka

Tartamayaasha Degmada Kaaraaan ayaa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee...