SAWIRRO:Ciidanka kumaandooska Danab XDS oo  Hawlgalo lagu Xaqiijinaayo Amaanka sameeyey Deegaano katirsan gobolka Shabeelada Hoose.

Date:

Ciidanka kumaandooska Danab XDS  Gaar ahaan Hurinta Gaadiidka Gaashaman Ee MU ayaa Hawlgalo lagu Xaqiijinaayo Amaanka sameeyey  degaanada kala Maracade,galka salimo iyo tuulooyin hoostaga oo kawada tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.

 

 

Hawlgalkan Amni xaqiijinta ah ayaa ah mid lagu baacsanayo firxadka Aragagixisada madaama ay Nabdiidku ku dhex dhumanayaan Dadka Shacabka ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...