DEG:DEG-Ciidanka Xoogga Dalka oo Maanta Khaarijiyay Horjoogihii u qaabilsanaa Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab Jabhada Goboladda Baay iyo Bakool

Date:

MUQDISHO-4-6-2022-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa khaarijiyay Horjoogihii u qaabilsanaa Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab Jabhada Goboladda Baay iyo Bakool kadib howlgal ay ka sameeyeen Degaanka Ceel-Cuni oo qiyaastii 65-km ujira Degmada Tiyeegloow ee Gobolka Bakool.

Horjoogahaan ayaa lagu magacaabi jiray Maxamuud Nuur Gacal oo magaciisa Afgarashada uu yahay (Sheekh Al-Sima) Ciidanka ayaa sidookale Dilay ku dhawaad 10 Maleeshiyaad ah sida uu Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay Taliyaha Guutada 9-aad Qeybta 60-aad Xds Col:Cali Xabad

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad...

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha...