SAWIRRO:Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb iyo Amaanka Magaaladaas oo la xoojiyey.

Date:

MUQDISHO-2-6-2022-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Hassan sheikh Maxamuud iyo Wafdi balaaran oo uu Hogaaminaayo ayaa maanta lagu wadaa in ay gaaran Magaalo Madaxda Maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb .

Wafdigaan waxaa qeyb ka ah Xildhibaano,Wasiiro,masuuliyiin iyo Saraakiil katirsan Madaxtooyada Qaranka.

Amaanka Xafadaha iyo Wadooyinka Soo gala Dhuusamareeb ayaa saakay si weyn loo adkeeyey,waxaana bartamaha Magaalada Dhusamareeb lagu Arkayaa Sawirada Madaxweyne Hassan Sheikh.

Wafdi uu horkacaayo Mudane Madaxweyne Hassan sheikh ayaa maalmihii danbe ku sugnaa Magaalada Baydhabo oo uu u gaaray ogaanshaha xaladaha nolasha shacaba ku nool deegaanada Maamulkaas oo abaraaha dalka ka jira si weyn u saameeyeen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad...

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha...