DAAWO:Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya Sacuudi Carabiya oo Booqday Xarunta Jaamacadda Islaamiga ee Madiina Al Munawara.

Date:

Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudi Carabiya ee uu wehliyo qunsulka guud ee Somaaliya u fadhiya magaalada Jiddah oo booqasho ku tegay Xarunta Jaamacadda Islaamiga ee Madiina Al Munawara.

DAAWO:Warkaan waxaa dhameestiraya Wariyaheena Cali Kuus.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Ruushka oo Waraaqaha Aqoonsiga u Gudbiyay Madaxweynaha Belarus

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, ahna...

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo gacanta ku dhigay Mooto lagu soo raray Hoobiyeyaal iyo Miinooyin

Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho oo ka duulaya xogo...

Soomaaliya iyo Liibiya oo Xoojiyey Xiriirkooda Diblamaasiyadeed ka dib Wadahadallo ku dhexmaray Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Kheyraadka dalkeenu waxa uu noqon doonaa mid dadkeenna hormariya”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa...