Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo kulan la qaatay Dhalinyarada ku nool Magaalada Baydhabo.

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud Oo socdaal ku jooga KGS  ayaa maanta kulan Isxog-waraysi ah la qaatay Dhalinyarada iyo Haweenka Ku nool Magaalada Baydhabo ee caasimada gobolka Baay.

 

Kulankaan waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Koonfur galbeed Soomaaliya mudane Abducasiis Laftigareen ,xildhibaano, Wasiiro iyo masuuliyin kale .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka oo laga Daah-furay degmada Galcad

Maamulka iyo shacabka magaalada Masagawaay ee degmada Galcad ayaa...

Ololaha todobaadka dhir beerista oo ka billaawday xarumaha dowladda

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Maxamed Cabdi...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Xildhibaan Faarax Macallin iyo wafdi la socday

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed...